Wednesday, June 25, 2025

Duqa Magaalada London oo si aan hore loo arag ugu dabaaldegay guushii Mo Farah [SAWIRRO]

Duqa magaalada London Sadiq Khan ayaa si weyn u hambalyeeyay,isla markaana u taageeray orodyahanka Mo Farah,

kadib markii uu ku guuleystay orodka 10,000 mitir, ciyaaraha olombikada adduunka ee Rio.

Sadiq Khan oo ayaa bartiisa twitter-ka soo saaray sawir uu la wadaagay Mo Farah, isagoo astaantiisa ka dhigtay, wuxuuna isla markii uu guuleystay ciyaaryahanka soo qoray ereyo uu si weyn ugu taageerayo Mo Farah.

Duqa Magaalada London oo asalkiisu kasoo jeeda dalka Pakistan oo noqday ninkii ugu horeeyay ee magaalada London Mayor  ka noqda oo ka soo jeeda Aasiya ayaa guusha Mo Farah oo isna kasoo jeeda Soomaaliya, balse u safta Ingiriiska wuxuu la dabaal degay Mo Farah, wuxuuna ka mid noqday kumanaan mas’uuliyiin iyo dad caan ah oo hambalyada la wadaagay orodyahanka Mo.

Sadiq-Mo

Sadiq-Mo1

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON