Sunday, July 13, 2025

Duqeymihii ugu badnaa oo xalay lagu qaaday Xarumaha Alshabab Sh/hoose & Shacab waxyeello kasoo gaartay [Sawirro]

Warbaahinta Alshabaab ayaa baahisay waxyeellada ay geysteen duqeymo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Mareykanka iyo dad shacab ah oo waxyeello kasoo gaartay gobolka Sh/hoose.

Duqeynta xalay oo ahaa kuwii ugu badnaa ee hal mar ay qaadaan diyaaradaha Mareykanka ayaa ka dhacay degaanada Kuunya Barrrow, Dacaaraha iyo Janaale iyo Awdhgeele, wuxuuna guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose Maxamed Ibraahim Barre sheegay in ilaa 100 ka tirsan maleeshiyada Alshabaab.

Dhinaca Alshabaab ayaa baahisay duqeyntiii ka dhacday degaanka Kunya-Barrow, halkaasoo ay ku dhinteen canug yar oo 20 maalmood jirya iyo Macallin dugsi Qur’aan oo muuqaalladooda lasoo bandhigay.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON