Monday, July 14, 2025

Duqii hore Yuusuf Jimcaale oo Qarxiyay Cidda bixisay Barxadda Paisa Libero ee Magaalada Muqdisho [Daawo]

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa ka qarxiyey cidda bixisay dhulka danta guud fogeeyay inuu bixiyey Barxadda Biyaaso Liibaro, agagaarka Ceelgaabta ee magaalada Muqdisho.

Wareysi uu bixiyey ayuu caddeeyay in si khalad ah loo soo xigtay qoraal isaga ka soo baxay oo talo soo jeedin ah, wuxuuna intaas ku daray in dhulkaasi la bixiyey Janaayo 2018, isaguna aanu xilligaasi xilka joogin, wuxuuna ku dooday in loo baahnaa in lasoo bandhigo in dhammaan qoraalada dhulkan quseeya.

Yuusuf Jimcaale ayaa soo bandhigay warqadii lagu bixiyyey dhulka Biyaaos liibaro oo maamulka G/Banaadir uu bixiyey 11/1/Bisha Janaayo 2018, iyadoo uu ku saxiixnaa Guddoomiye ku xoigeenka G/Banadir ee maamulkii xilka laga qaaday Aadan Sheekh Cali Fiidow.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON