Thursday, June 26, 2025

Duuliyeyaashii Milateriga Soomaaliya ee Turkigu tababarray oo Guul weyn gaaray [Sawirro]

Saraakiil loo qaatay Duuliyeyaal oo tababar uga socday dalka Turkiga ayaa la sheegay inay guulo ka gaareen tababarkaasi oo gabagabo ku dhow.

Duuliyeyaasha Soomaalida ee loo tababarrayo ciidamada cirka Soomaaliyeed markii ugu horeysay kadib burburkii dowladii hore ayaa la soo weriyay inay awoodeen inay iskood u duuliyaan diyaaradaha dagaalka ee lagu tababarray.

Diyaaradaha ay duuliyeen waxaa ka mida kuwa qumaatiga u kaca iyo kuwa dagaalka, waxaana rajo laga muujiyay in dhowaan ay soo gabagabeyn doonaan koorsada mudadda u socotay.

DAAWO SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON