Monday, June 23, 2025

Eedeysanihii reer Puntland oo laga dhoofiyay Magaalada Kismaayo [SAWIRRO]

Eedeysanihii reer Puntland ee lo heystay kiiska naxdinta leh ee uu kula kacay gabar yar oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa laga dhoofiyay magaalada Kismaayo.

Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa eedeysane  C/risaaq Warsame Axmed ka dhoofiyey saaka Garoonka Kismaayo, waxaana lagu maxkamadeyn doonaa magaalada Garowe iyadoo loo heysto tacadigii uu kula kacay Faa’isa Cabdi.

Falka uu eedeysanahan geystay ayaa si weyn u gilgilay dadka Soomaalida, waxayna arrintiisa noqotay mid si weyn looga hadal hayo baraha bulshada, kadib markii uu tacadi iyo xabad uu xubinta taranka ugu dhuftay gababdha yar ee Faasia Cabdi.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON