Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Muqdisho oo lagu dilay Weriye ka howlgalla Caasimadda Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo ahaa nooca baabuurta loogu xiro dadka la beegsanayo.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaari uu watay weriye lagu magacaabo Maxamed Ibrahim oo u shaqeeya telefishanka Kalsan, kaasoo la sheegay inuu ku dhintay Qaraxa.

Ciidamada Booliska ayaa xaqiijiyay in Weriye Maxamed Ibraahim Gaaboow oo u shaqeynayay TV-ga Kalsan u geeriyooday dhaawac Culus oo kasoo gaaray qarax loogu Xiray gaari uu saarnaa.

Laba caruur ah oo gaariga la saarnaa ayaa ka badbaaday waxaana la dhigay isbtiaalka Medina ee magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON