Tuesday, July 15, 2025

Ehelada Nin lagu dhex toogtay Saldhig Boolis Magaalada Muqdisho oo diiday in Meydkiisa la aaso

Ehalada nin shalay lagu dhex dilay saldhiga Booliska degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho ayaa diiday inay aasaan meydka iyagoo dalbaday cadaalad.

Ninka la dilay oo ka mid ahaa ganacsatada yaryar ee suuqa Heliwaa ayaa looga yeeray saldhigga kadib dacwad ay ka geeyeen dad deris la ah oo ku saabsaneyd muran yar oo dhex maray, waxaana rasaas ku furay askari ka tirsan ciidamada dowladda.

Xilliga la dilayay ninkan oo lagu magacaabo Asbhir C/llaahi Maxamed ayaa la sheegay inay la socdeen dad ay ehel yihiin, waxayna ku eedeeyeen taliyaha saldhigga Heliwaa inuu bixiyay amarka lagu dilay wiilkooda.

Dhageyso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON