Tuesday, July 1, 2025

Eng. C/qaadir Aadan Cadde: “Waxa Dhulka Boobaya waa Qolada Hoyga Xamar ee ma ahan Dadka dhulka gatay”

Eng. C/qaadir Aadan Cadde oo uu dhalay madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cadde ayaa caddeeyay inuu isagu wakiil ka ahaa oo uu iibiyey wakiilna uu ka ahaa qoyska lahaa oo iibiyey dhulkaasi.

Wuxuu inraas ku dara in cidda wax boobeysa ay tahay qolada Hoyga Xamar heysata ee aysan ahayn dadka dhulka iibsaday, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey heerarkii uu soo maray dhulka uu wakiilka ka ahaa oo uu sheegay inuu heysataan nin lagu magacaabo Bashiir Ciise iyo wallaalihii, kana dalbadeen lacag dhan 400,000$.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON