Thursday, June 26, 2025

Ergeyga Q/Midoobay Micheal Keating oo eedeyn kulul u jeediyay madaxda Madasha Qaran

Ergeyga Qaramada Midoobay Micheal Keating ayaa siyaasiyiinta madaxda ee Madasha Qaran ku eedeeyay inay doorashada dib u dhigayaan.

Ergeyga ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in howlaha doorashada ay gabagabo yihiin lana diyaariyay shahaadooyinkii xildhibaanada ay qaadan lahaayeen si ay kulamadooda uga bilaabaan Muqdisho.

keating01Sawir uu la galay Xoghayaha guud ee Baarlamaanka Federaalka C/kariin Buux iyo Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Xaliimo yarey ayuu soo dhigay bartiisa, wuuxuna raaciyay: “Waxaan diyaar loo yahay oo la sugayaa in la diiwaan geliyo oo shahaado la siiyo xildhibaanada, laakiin siyaasiyiinta ay arrimaha dib u dhigayaan…”

Q/Midoobay ayaa dadaal ugu jirtay in la dedejiyo Doorashada, waxayna hore u soo jeediyeen in haddii xildhibaanada la doortay gaaraan Kooram in shirarkoodu bilowdaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON