Monday, June 23, 2025

Faahfaahin: Dil ka dhacay Degmada Afgooye iyo Ciidamo fara badan oo loo diray

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in koox hubeysan ay qof shacab ah ku dileen halkaasi.

Dilka ayaa xalay xaafada Waanjeel ee degmada Afgooye, waxaana dableyda ay toogasho ku dileen nin lagu magacaabi jiray Cumar Teeste, xilli  uu kasoo baxay salaadii Cishaha, waxaana goobta ka baxsaday dadkii dilkaasi ka danbeeyay.

Ciidamada amniga ayaa saaka ku jarmaday degmada Afgooye iyagoo baaritaan ka sameeyay xaafadaha ay ka kooban tahay degmada Afgooye, waxayna dadka degaanka sheegeen in howlgalka lagu soo qabtay dhalinyaro fara badan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON