Thursday, June 26, 2025

Faahfaahin Fal Naxdin leh: Nin walaalkiis ku dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah oo uu ka dhacay xaafad ka tirsan degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Dilka naxdinta leh ayaa xalay saqdii dhexe ka dhacay xaafadda Dallo ee degmada Howlwadaag, kadib markii muran dhex maray laba nin oo wallaalo ah uu isu bedelay gacan ka hadal keenay in in midkoodu u Mindi u adeegsado kan kale oo dhaawac culus soo gaaray, kadibna u geeriyooday.

Ninka dilka geysta ayaa lagu magacaabaa C/llaahi Cali Qaado oo dhowaan ka yimid qurabaha, wuxuuna Mindi ku weerarray dhowr jeer walaalkiis Xasan Cali Qaado (Laari), taasoo uga dhacday Wadnaha iyo caloosha xilli ay gurri ku wada jireen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON