Sunday, July 13, 2025

Faahfaahin ku saabsan Ciidamo ka tirsan NISA oo Qarax Culus ku dhintay duleedka Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in qarax culus lala beegsaday ciidamo ka tirsan kuwa NISA oo gaari ay la socdeen ay miino kula qaraxday duleedka magaalada Muqdisho.

Saddex askari iyo qof shacab ahaa ku dhintay Qaraxa  oo haleelay Gaari nooca Landcruzer (Cabdi bille) ah oo ay saarnaayeen ciidamo  ka duwan kuwa NISA ee Alpha Group, qaraxaasi oo ka dhacay degaanka Waydoow ee duleedka magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa ka yimid Gobolka Sh/hoose, waxaana rasaa furay ciidamada dowladda  iyadoo laga cabsi qabo inay rasaastaasi waxyeello gaarsiisay dadka goobta ka ag dhowaa, waxaana markii danbe halkaasi gaaray ciidamo kale oo qaaday meydkii iyo dhaawacyadii ciidamada la qarxiyey.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON