Thursday, June 26, 2025

Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Baar ku yaala degmada Hodon, magaalada Muqdisho

Qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay laba qarax oo caawa ka dhacay Baar ku yaala xaafadda Trebuunka, degmada Hodon iyo Magaalada Muqdisho.

Qaraxyada ayaa ahaa Miinooyin dhulka lagu aasay oo wax yar kala danbeeyay, waxaana qaraxa uu halakeeyay Maqaayad lagu magacaabo Waayaabee oo dadweynaha ka cunteeyaan, haljaasoo fariisiin u ahayd ciidamada ka tirsa kuwa dowladda.

in ka badan 10 la xaqiijiyay inay dhimasho iyo haawac ka soo gaareen qarxyada caawa ruxay degmad Hodon, waxaana halkaasi gaaray gaadiidka gurmadka caafimaadka ooo daadgureeyay dadkii ku waxyeeloobay qaraxyada.

Dhinaca kale ciidamada ammaanka tegay goobta, waxayna baaritaan  ka sameeyeen agagaarka goobta qaraxu ka dhacay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON