Tuesday, July 15, 2025

Faahfaahin ku saabsan Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho & Sarkaal ka tirsan NISA oo lagu dhaawacay

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa Qarax Gaari oo saaka ka dhacay agagarka Xaafadda Unicef ee degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.

Qraxa Gaariga oo ahaa nooca raaxa e Premio ayaa haaa miino lagu xiray Gaariga oo uu lahaa wiil dhalinyaro oo ka mida shaqaalaha dowladda, waxaana la sheegay in gaariga ay ay ka shakiyeen ciidamada amniga, kadib markii dadka degaanka ay ku wargeliyeen balse gaariga ayaa qarxay intii aanay ciidamadu soo gaarin.

Qaraxa ayaa geystay qaraxa laba qof  oo midkood uu ahaa taliye ku xigeenka Ciidamada Nabadsuggidda degmada Waabari, iyadoo aanay jirin cid kale oo waxyeelo soo gaartay Qaraxa.

Ciidamada Miinada baarista iyo kuwa amniga  ayaa gaaray goobta iyagoo ka qaadaytaliye ku xgeenka NISA ee degmada Waaberi, isla markaana baariraan ka sameeyay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON