Monday, June 23, 2025

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo is-xiga oo ka dhacay Magaaalada Muqdisho & Qasaare ka dhashay

Wararlaga helayo magaalad Muqdisho ayaa sheegay in qaraxyo ay ka dhaceen degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka warshada Baastada.

Qaraxyada ayaa la sheegay inay ka dhasheen miinooyinka dhulka lagu aaso oo lala beegsaday Ciidamo kolonyo ah oo ka tirsan AMISOM, kuwaasoo  marayey meel u dhow Warshada Baastada ee Magaalada Muqdisho.

Lab qof oo shacab ah ayaa ku dhintay Qaraxa, iyadoo dhowr kale ay ku dhaawacmeen, welina ma cadda qasaaraha soo gaaray ciidamada AMISOM, waxayan dadka degaanka sheegeen Ciidamada AMISOM  ay fureen rasaas xoog leh qaraxyada kadib.

Ad

Aagga Suuqa xoolaha iyo Warshadda Baastada ayaa inta badan waxaa ka dhacay qaraxyada noocan oo kale ah, iyagoo lagu beegsado gaadiidka ciidamada AMISOM oo iyaguna rasaas aan loo meel dayin fura marka qaraxyadu dhacaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON