Saturday, July 5, 2025

Faahfaahin laga helay Qarax Gaari oo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Gaari saaka ku qarxay magaalada Muqdisho oo loo adeegsaday waxyaabaha qarxa ee lagu dhejiyo gawaarida, kaasoo ka dhacay Degmada Waabari ee Magaalada Muqdisho.

Gaarigan oo ku qarxay agagaarka saldhigga cusub ee Degmada Waaberi oo u dhow Isgoyska Shaqaalaha ee Wadada Maka Al Mukarama ayaa la sheegay inuu ku dhaawacmay qof ku sugnaa gaarigaaasi agtiisa markii qarxayey oo ahaa ganacsade Dukaan ku lahaa halkaasi, iyadoo aan la shaacin qofka lahaa Gaariga qarxay.

Qaraxyada lagu xiro baabuurta mas’uuliyiinta dowladda iyo dadka shacabka ah ayaa intooda badan waxaa geysta Alshabaab, iyadoo ay si weyn u kordheen muddooyinkii danbe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON