Monday, July 7, 2025

Faahfaahin laga helay Qaraxii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Cidda la beegsaday (Sawirro)

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, agagaarka Madaxtooyadii C/qaasim iyo isbitaalkii hore ee Deva.

Qaraxa ayaa lala beegsaday Gaari NISSAN SURF ah oo ay wateen ciidamo ilaalo u ah haweeney lagu magacaabo Fowsiyo Xaaji Cabdi oo mar noqotay la-taliye Ra’iisal wasaare, waxayna sheegtay in saddex ka mida ilaaladeeda ay ku dhaawaceen Qaraxaasi.

“Qarax ayay la eegteen argixisada wiilashan yar oo ka tirsana ilaladeyda private-ka ii ah allah ayaa mahad leh wax dhimasho ma jiraan wa dhaawac fudud waaxan u rajeynyaa ineey si dhaqsi ah ku bogsadaan..” ayay tiri haweenydan oo muuqaalada ilaaladeeda soo dhigtya baraha bulshada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON