Friday, June 27, 2025

FAAHFAAHIN: Qarax Gaari oo dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Faafhaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo la sheega inuu ahaa Miino lagu xiray Gaari.

Gaariga ayaa qarxay xilli uu mareyay agagaarka  warshadii hore ee caanaha, waxayna goobjoogeyaal sheegeen in Qaraxa lala beegsaday Gaari  nooca raaxadda ee NISSAN SURF, iyadoo warar kala duwan kasoo baxayaan qasaaraha qaraxu geystay.

Laba qof oo gaariga saarnaa ayaa la sheegay inay dhinteen, waxaana wararku sheegayaan in dadka la beegsaday ay ka tirsanaayeen ciidamada dowladda, hay’adaha amniga ayaan weli faahfaahin ka bixin qaraxa.

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xiray goobta qaraxu ka dhacy, waxaana goobtaasi ka dhowaa ciidamada milateriga ee 14-ka Oktoobar oo xeradooda Gen. Gordan ay halkaasi ka dhowdahay.

Image may contain: one or more people, people sitting, stripes and outdoor

Image may contain: 1 person, standing and outdoor

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON