Tuesday, July 15, 2025

Faahfaahin: Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax gaari uu saaka ka dhacay magaalada.

Qaraxa ayaa ka dhashay miino lagu xiray Gaari uu watay qof shacab ah, taasoo qaraxday xilli uu ku sugnaa agagaarka xarunta Waaxda Socdaalka ee degmada Hodon.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegay qoflii Gaariga watay uu dhaawac kasoo gaaray qaraxa Gaariga ee qabsaday isagoo isbitaal loola cararay.

Ciidamada ammaanka ee Dowladda ayaa gaaray goobta, waxayna xireen wadadda, inkasoo aanay wax faafhaahin ah ka bixin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON