Monday, June 23, 2025

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Magaalada Baardheere iyo Xaaladda Mas’uulkii lala beegsaday…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, kaasoo lagu beegsaday maareeyaha Garoonka Baardheere.

Qaraxa oo Galabta dhacay ayaa loo adeegsaday Mooto lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, taasoo la dhigay wadadda dhinaceeda, waxaana lagu qarxiyey Gaariga Maareeyaha Garoonka diyaaradaha Baardheere Jaamac Cali Hire.

Wararka ayaa sheegaya inuu qaraxu dhaliyey dhaawac soo gaarey Maareeyaha oo xaaladiisa lala tacaalayo. Waxaa kaloo qaraxa ku dhaawacmay laba ka mida ilaalada Maareeya iyo qof shacab ah.

Ad

Dhaawacyada Maareeyah iyo laaladiosa ayaa la filayaa in la geeyo Isbitaallada magaalada Muqdisho. Falkan ayaa lage ee deeyay Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON