Monday, June 23, 2025

Faahfaahin: Qarax ka dhacay Magaalada Baydhaba iyo Dhimasho & dhaawac ka dhashay..

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax goor dhoweyd ka dhacay magaalada Baydhaba, kaasoo dhaliyey qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa oo aha miino ayaa la dhigay suuqa Qaadka ee magaalada Baydhaba, waxaana uu sababay dhimashada 3 qof oo shacab ah iyo dhaawac ku dhowaad 10 kale, sida laga soo xigtay dad goobjoogayaal ahaa.

Wararka ayaa sheegaya in Miinada la dhigay Bartamaha suuqa Qaadka lagu iibiyo, kadibna la qarxiyey xilliga ugu mashquulka badan ee Duhurnimada ah

Dadka ku dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay ayaa la geeyay isbitaalka magaalada, waxaana lagu eedeeyay inay falkan ka danbeysay Alshabaab.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON