Thursday, June 26, 2025

FAAHFAAHIN: Qarax lagu weerarray Xarun Wasaaradeed & Rasaas ka dhacday Muqdisho…

Qarax xoog eh oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in lagu weerarray xarun Wasaarad ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

Qaraxa ayaa lagu dhuftay xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Soomaaliya iyo Qeybta Booliiska Gobalka Banaadi. oo ku dhow Hotel Jubba. Waxaana jugta qaraxa laga maqlay meelo badan oo ka mida caasimadda.

Wararka ayaa sheegay in Qarax kadib la maqlay rasaas xoog leh ay goobtaasi ka dhacday, iyadoo ciidamada amniga ay halkaasi xireen. Waxaa goor dhoweyd haddana la maqlay qaraxa labaad.

Weli lama sheegin faahfahinta ku saabsan qasaaraha qaraxu geystay iyadoo uu yimid kadib markii laga digay inay weerarro Alshabaab qorsheysay ku soo fool leeyihiin caasimadda.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON