Wednesday, June 25, 2025

Faahfaahin Qarax sababay dhimasho oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax xalay saqdii dhexe kadib  ka dhacay magaalada Muqdisho oo dhaliyay qasaare dhimasho ah.

Qaraxa ayaa ka dhacay Jidka Warshadaha, gaar ahaan agagaarka dhismaha Jaamacadda SIMAD, iyadoo laga maqlayey qeybo ka mida magaalada.

Qaraxa ayaa ka dhashay Miino ay aasayeen rag la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin Alshabaab, waxaana ku qaraxday miinadii taasoo keentay inay ku geeriyooday ilaa saddex qof oo jirkooda lagu arkay goobtii qaraxu ka dhacay.

Falkan oo siyaabo kala duwan looga hadlay ayaa markii dambe la xaqiijiyay inuu ahaa qarax haleelay dadkii diyaarinayay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON