Sunday, July 6, 2025

Guddoomiyaha Gobolka Galgaduud Md. Cirfo oo lagu dhaawacay weerar ka dhacay Muqdisho

Wararka laga helayo Muqdisho ayaa sheegaya in gaari uu la socday Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye (Cirfo)  goor dhoweyd  lagu rasaaseeyay xili uu marayay  Wadada Maka Al Mukarama gaar ahaan Nawaaxiga Shaneemo Soomaaliya.

Gudoomiyihii Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye ” Cirfo” ayaa la sheegay in uu soo gaaray dhaawac fudud, ayna soo gaareen firirka rasaastii lagu riday, waxaana xaaladiisa ay tahay mid fiican oo hotelkiisa ku laabtay.
Rasaasta haleeshay guddoomiye Cirfo ayaa ka horeysay qaraxa ka dhacay meesha lagu rasaaseeyay, waxaana wararku sheegayaan in weerarka lagu qaaday Cirfo uu ahaa mid qorsheysan oo loo maleynayo inay ka dambeeyeen kooxda Alshabaab.
Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON