Monday, July 14, 2025

Faahfaahin & Sawirro: Qarax Gaari lagu xiray oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxday Qarax maanta ka dhacay  degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Qaraxan ayaa ahaa mid lagu xiray Gaari uu watay shaqsi lagu magacaabo Mustaf Jeylaani Abuu Shiikh oo ka mida shacabka magaalada Muqdisho.

Qasaaraha qaraxa ayaa la sheegay ilaa iyo hadda yahay dhaawac culus oo  ka soo gaaray muwaadinta loogu xiray gaarigiisa oo kula qarxay isgoyska Maanaboolyo ee degmada Shibis magaalada Muqdisho.

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON