Thursday, June 26, 2025

FAAHFAAHIN & SAWIRRO: Qaraxyo is-daba joog ah oo lagu weeraray Hotelka Saxafi ee magaalada Muqdisho

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qaraxyo  is daba joog ahaa oo ka dhacay Magaalada Muqdisho, kuwaasoo lagu weeraray hotelka Saxafi ee ku yaalla Isgoyska KM4.

3 Qarax oo loo adeegsaday gawaari ayaa ka dhacay wadada u dhaxeysa Hoteel Saxafi iyo Xarunta CID-da ee Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxa koowaad ayaa lagu ku dhuftay Hotel Saxafi, halka Qarax kale isna uu ka dhacay inta u dhaxaysa Hotel Saxafi iyo xarunta CID oo hoteelka ka soo hor jeedda, markii saddexaadna Hotel Saxafi dhabarkiisa waddo yar oo marta ayuu ka dhacay Qarax.

Qaraxyada ka dib rag hubeysan oo tiradooda lagu qiyaasay 4 ruux ayaa isku dayeen inay galaan Hoteelka Saxafi, Waxaana toogtay Hay’addaha Ammaanka dowladda Soomaaliya. Qaraxyada oo kooxda Alshabaab ay sheegatay ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON