Friday, July 11, 2025

Fal dil ah oo saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fal dil ah uu saaka ka dhacay magaalada.

Kooxo hubeysan yaa toogasho ku dilay wiil dhalinyaro, waxaana falkan uu ka dhacay isgoyska Sanca ee magaalada Muqdisho, waxaana goobta ka baxsaday laba nin oo dilka geystay.

Ninka la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay Xuseen Xasan Maxamuud, wuxuuna ahaa nin caan ka ah degaankaasi oo  Timo jare ahaa.

Lama oga sababta loo dilay ninkan oo ka mid ahaa dhalinyarada degaankaasi, waxaana goobta gaaray ciidamada ammaanka.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON