Monday, June 23, 2025

Fal toogasho ah oo caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Fal khaarijin ah ayaa maqribnimadii caawa maqribkii ka dhacay magaalada Muqdisho kadib markii kooxo hubeysan ay weerar geysteen.

Dilka ayaa ka dhacay Isgoyska Afarta Jardiin ee Magaalada Muqdisho, waxaana dabley Bistoolado ku hubeysan ay dileen nin magaciisa lagu sheegay Muhudiin Abukar Abati, sida ay sheegeen dadka degaankaasi.

Kooxda weerarka geysatay ayaa wadatay Mooto Bajaaj, waxayna ku baxsadeen mootadii markii ay falka dilka geysteen.

Ad

Ciidamada dowladda  ayaa falkaasi kadib gaaray goobta dilku ka dhacay, iyagoo qaaday qofkala dilay.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON