Friday, June 27, 2025

Fanaanada Nasteexo Indho oo muddo lagu xayiray Garoonka Muqdisho [Akhri sababta]

Fanaanada  Fannaanada Nasteexo Maxamed Warsame (Nateexo Indho) ayaa la sheegay in maanta muddo saacado ah lagu xayiray Garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Nasteexo Indho oo ka mid ah Fanaaniinta dhowaan Bandhig Faneed ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa la sheegay inuu is-fahamwaa soo kala dhex galay Sarkaal ka howlgala Garoonka kadib markii ay isku khilaafeen qeybta baaritaanka oo ay Nasteexo indho mareysay.

Waraka ayaas heegaya muddo saacado ah ayay ku xayirneyd gudaha Garoonka Aden Cadde, iyadoo ku sigatay in ay ka tagto Diyaarada Jubba Airways oo ay ku qorneyd, waxaana wehliyay DJ. Subeyr .

Fanaanada ayaa la sheegay inay ku sii jeeday Dubai, waxaana markii u suuragashay inay Nasteexo Indho ka dhoofto Garoonka Aadan-Cadde, markii la xaliyay dhibaatadii ka qabsatay Garoonka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON