Wednesday, December 2, 2020
More

    Fannaanad caan ka ahayd Soomaalida oo ku Geeriyootay Magaalada Muqdisho

    Waxaa magaaalada Muqdisho goor dhoweyd ku ku geeriyoota Allaha u Naxariistee fannaanadii caanka ahayd Saynab Xaaji Cali (Baxsan).

    Seynab ayaa ka mid ahayd fannaaniinta ugu Caansan Dhulka Soomaalida, waxayn qeyb weyn ku lahayd fanka, iyadoo Bilad Geesinimo ku qaadatay guubaabinta ciidamada xoogga dalka iyo shacabka Soomaaliyeed dagaalkii ugu horeeyay ee Soomaaliya iyo Itoobiya dhex mara 1964.

    Ad

    Waxay muddooyinkii danbe ku xanuunsaneyd magaalada Muqdisho oo ay maanta ku geeriyootay.

    Waxa tacsi u diray madax kala duwan oo uu ka mid yahay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseem Rooble oo ka hadlay kaalintii ay marxuuumadda ku ahayd fanka iyo taariikhdii halgankeeda.

    Warar Xul ah

    NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

    151,671FansLike
    2,191FollowersFollow
    5,704FollowersFollow
    151,671FansLike
    2,191FollowersFollow
    5,704FollowersFollow

    TOP NEWS

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Abiy Ahmed oo bixiyey Sir ku saabsan sidii ay Tigreega afduubka ugu heysteen Itoobiya iyo halistii ay geliyeen isaga

    Ra'iisal wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bixiyey xog badan iyo sir ku saabsan sida madaxdii Tigreega ay afduubka ugu heysteen maamulka dowladda Itoobiya, ayna...

    XOG: Qoorqoor go’aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021 iyo Musharixiinta Mucaaradka oo kulankii..

    Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa go'aan culus ka qaatay Doorashada 2020/2021, kadib arkii uu iska dhega tiray cadaadis ay saareen Siyaasiyiinta,...

    Wakiilada Beesha Caalamka oo Garowe u tegay xalinta Muranka ka taagan Doorashooyinka Federaalka

    Wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta tegay magaalada Garowe, iyagoo la sheegay inay xal u raadinayaa muranka hareeyay Doorashda Soomaaliya. Wafdiga tegay Garowe...

    WARARKA UGU SHIDAN