Friday, July 4, 2025

Fannaankii caanka ahaa ee Cumar Shooli oo Caawa ku geeriyooday Magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday hobolkii iyo fannaankii caanka ahaa Cumar Cabdulle Shooli.

Cumar Shooli ayaa ayaa in muddo ah ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna sanado ka hor kasoo laabtay Qurbaha, isagoo muddo laba sano ah la noolaa caruurtiisa oo degan magaalada Muqdisho, waxaana geeridiisa xaqiijiyey wiilkiisa Axmed Cumar.

Waxaa la xaqiijiyey inuu caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho isagoo in muddo ah xanuunsanaa kuna jiray Koomo sida uu sheegay wiil uu dhalay oo sheegay inaysan waxba u qaban dowladda Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON