Monday, July 14, 2025

Feysal Cali Waraabe: “Heshiiska Dekadda Berbera Xasan Sheekh waa ogaa, wuxuuna yiri:…..” [DAAWO VIDEO]

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mucaaradka Somaliland ayaa shaaciyey inuu madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu wax ka ogaa heshiiska dekadda Berbera.

Isagoo ka hadlayay magaalada Berbera ayuu sheegay inuu heshiisku salka ku hayo heshiis Turkiga ka dhacay oo lagu heshiiyay in wixii horumar ah aan la hor istaagin, iyadoo kulan Jabuuti ay ku yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh oo ka sheegay inuusan waxba ka qabin heshiiska Berbera.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/8eVq-788IHE?t=2m41s

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON