Sunday, July 6, 2025

Feysal Cali Waraabe: “Kuwa naga soo jeeda ee Xamar jooga waxaan u sheegay inay codkooda siiyaan….” -[DHAGEYSO]

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka xisbiga UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xildhibaanada ka soo jeeda Somaliland u sheegay inaysan dooran musharxiiinta ay wataan dalalka deriska ah.

Feysal Cali Waraabe ayaa xildhibaanada ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ku tilmaamay inay yihiin marti, wuxuuna sheegay inuu kula dardaatmay inay u codeeyaan qofka danta u ah dadka ay la joogan sida uu yiri ee aysan aqbalin laaluush iyo cagajugleyn.

Wuxuu caddeeyay inuu si weyn uga horjeedo dib u doorashada Xasan Sheekh oo uu weerar ku qaaday hogaankiisii intii uu talada hayay.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON