Thursday, April 18, 2024

Gaari Ambulance ah oo lagu Qarxiyey Gaarisa & Dad uu ku jiro Bukaan oo ku dhintay

Wararka laga haleyo gobolka Gaarisa ayaa sheegay in dhowr qof lagu dilay qarax Miino oo loo dhigay Gaari gargaarka degdegga qaablsan oo nooca Ambulance ah.

Gaarigan oo miino ku jiiray degaanka Ijara ee Gaarisa ayaa waxaa ku dhintay afar qof oo ay ku jiraan darawalkii Gaariga Maxamed Daahir iyo qof bukaan ahaa oo xaalad caafimaad oo degdeg ah loo sii waday, waxaana burbur xoog leh uu gaaray Gaariga.

Kooxda Alshabaab ayaa lagu eedeeyay inay weerarkan qaraxa loo adeegsaday ay ka danbeysay, iyadoo ay tahay markii ugu horeysay ee la beegsado Gaadiidka caafimaadka rayidka ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON