Tuesday, June 24, 2025

Gaari Caawa ku qarxay magaalada Muqdisho oo qasaare geystay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Gaari qarax qabsaday uu geystay qasaare.

Gaari nooca NISSAN SURF ah ayaa ku qarxay Jidka Warshadaha, gaar ahaan agagaarka Warshadda Sigaarka iyo Taraqa, waxaana qaraxa uu qabsaday dhinaca danbe ee Gaariga oo burburtay.

Qof oo saarna gaari BL ah oo goobta marayay ayaa dhaawacyo kasoo gaareen Qaraxa, Waxayna dadka qaarkii sheegeen in qof qarax wata uu soo raacay gaariga BL-ka ah sidaasina qaraxu ku dhacay.

Dadka dhaawaca ah ayaa loo gurmaday waxaana goobtaasi gaaray ciidamada ammaanka oo gaariga qarxay baaritaan ku bilaabay.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON