Wednesday, June 25, 2025

Gaari ku qarxay Magaalada Muqdisho & Faahfaahin laga helay Qofka la beegsaday [Sawirro]

Qarax Gaari waxyaabaha lagu soo xiray ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo loogu xiray mid ka mida Shaqaalaha maamulka Gobolka Banaadir.

Gaariga ayaa ku qarxay agagaarka Isgoyska Ex Kontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana Gaariga oo ahaa nooca Premio ee raaxadaa ku dhaawacmay qof shacab ah oo ku sugnaa goobtaasi.

Wararka aya sheegaya in Gaariga qarxay uu lahaa nin magaciisa lagu sheegay Cabdullaahi Daahir oo ka mida Shaqaallaha maamulka Gobolka Banaadir oo ka badbadaay Qaraxaasi.

Waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya baaritaan ka sameeyay iyadoo aan wax faahfaahin ah laga bixiyey.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON