Tuesday, July 1, 2025

Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay qabteen gaari qarax laga soo buuxiyay.

Saraakiisha ciidamada Nabadsugidda  ayaa  sheegay in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen Gaari noociisu yahay CARIB, kaasoo la soo dhigay agagaarka Haanta-dheer ee degmada Deyniile ee gobolka Banaadir.

Wararka ayaa sheegaya in gaarigan la doonayay in loo adeegsado fal qarxin ah oo laga fuliyo magaalada Muqdisho.

Dadka degaanka ayaa la sheegay inay ciidamada ku wargeliyeen gaarigan oo laga shakiyay oo hadda lagu wado baaritaan dheeraad ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON