Wednesday, July 16, 2025

Gaari laga soo buuxiyay Waxybaaha Qarxa oo ku qarxay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku qarxay magaaladaasi gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Qaraxa ayaa ka dhacay Degaanka Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid, magaalada Muqdisho. Waxaana gaariga qarxay ayaa lagu sheegay inuu ahaa baabuurta yaryar ee nooca raaxada.

Gaariga qarax waxay ayaa la dhigay meel ku dhow isgoyska Suuq Bacaad, halkaasoo uu ku qarxay, waxaana ku dhaawacmay 4 qof.

Ciidamada dowladda ayaa halkaasi gaaray waxaana la sheegay in la qabtay ninkii waday gaariga qarxay iyo bistoolad uu watay, iyadoo baaritaanno ka wada halkaasi, waxaana xayirmada isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON