Friday, June 27, 2025

Gaari Qaraxyo laga buuxiyay oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho

Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliya ayaa xalay sheegay inay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan, Magaalada Muqdisho ay ku qabteen Gaari miineysan oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarx oo loogu talogaly in lagu fuliyo weearar.

Gaariga oo ahaa mooca NOAH ayaa laga helay Qoriga Baasuukaha, laba qor i AK47, Biro,  iyo Boolal  lagu geysto qaraxyada.

Hay’adda NISA  ayaa  warbaabinta dowladdau sheegtay in warbixinta gaariga ay ka heleen  dadka deegaano oo wada shaqeyn lasoo sammeeyay hay’adaha Amniga.

Qaraxyadii saarnaa Gaarigan ataa la sheegay in la furfuray iyadoo aan wax faahfaahin  ah laga bixin cid lagu qabtay qaraxyada iyo gaariga.

DAAWO SAWIRRO

Gaari-qarax

Gaariqarax1

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON