Sunday, July 13, 2025

Gaari siday Qaraxyo oo lagu qabtay degaan ka tirsan Gobolka Galgaduud

Wararka laga helayo  Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in degmada Caabudwaaq  lagu qabtay Gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la sheegay in loo diyaariyey weerar.

Gaarigan ayaa lagu qabtay Kontoroolka laga galo Degmada Caabudwaaq, waxaana maamulka degmada uu sheegay inay wadaan baaritaan dheeraad ah oo lagu ogaanayo xaaladda Gaariga iyo halkii uu ku socday.

Waxaa Gaariga la qabtay la socday dadkii la socday oo iyagana gacanta lagu dhigay. Saraakiisha Ciidamada  ee ku sugan Degmada Caabudwaq ayaa la filayaa inay  soo bandhigaan Gaariga qarxa siday iyo dadka la socday.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON