Monday, July 14, 2025

Gaariga Agaasime ka tirsan Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo Magaalada Muqdisho lagu qarxiyey

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Qarax gaari oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho.

Gaariga ayaa Qaraxa ku qabsaday Via Layberiya, Waaxda Kowda Maarso ee degmada Waaberi , wuxuuna ahaa Gaari nooca raaxada ah oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa, waxaana ku dhaawacmay qofkii watay Gaariga qarxay oo la sheegay inuu ka tirsanaa xafiiska Ra’iisal wasaaraha.

Wararka ayaa sheegaya  in Gaariga qarxay uu laahaa Agaasimeka tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo  lagu Magacaabo Cismaan dheere. Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gaaray goobta uu qaraxu ka dhacay, waxaana ay damiyeen gaariga qarxay oo gubanaayay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON