Wednesday, June 25, 2025

Gabadhii xanuunsaneyd ee Iimaan C/raxmaan oo ku Geeriyootay Jabuuti & Farriin ka timid Qoyskeeda

Gabadhii Soomaaliyeed ee la xanuunsaneyd cudurka Kansarka oo umadda Soomaaliyeed ay u gurmatay ayaa geeriyootay xilli loo duuliyey dalka Turkiga si loogu daweeyo.

Gabadhan Iimaan C/raxmaan Maxamed ayaa laga duuliyey magaalada Muqdisho, waxayna ku geeriyootay dalka Jabuuti, balse waxaa dhacday in diyaaradii Turkish Airline looga dejiyay  Jabuuti k dib markii ay gashay xaalad khatar ahi ay gashay, waxayna ku geeriyootay Jabuuti.

Caasho C/raxmmaan oo ah gabar ka dhalatay ayaa dadka Soomaaliyeed meel walboo  ay joogaan ka codsatay in hadda kadib aan la iaticmaalin sawirradeedam lagana saaro baraha bulshada ka saaraan sawirrada Iimaan C/raxmmaan Allaha u naxariistee.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON