Monday, June 23, 2025

Gabar Caan ku ah farshaxanka oo shaacisay in laga helay Cudurka Coronavirus

Najma Ahmed Hashi (Nujuum) oo ah gabar farshaxanka caan ku ahayd magaalada Muqdisho ayaa shaacisay in laga helay cudurka Coronavirus markii la baaray.

Kadib markii farriin ku saabsan xaaladeeda lagu faafiyey baraha bulshada ayey xaqiijisay inay qabto cudurka, iyadoo qoraal kooban ku tiri: “Haa.. waxaan noqday (Positive Covid19) waanan la dagaalami doonaa..”

Najma oo farshaxankeeda uu horumar weyn sameeyay Muddooyinkii ugu danbeeyay ayaa saaxiibadeed iyo dadk ku xiran ugu duceeyeen caafimaad degdeg ah iyo inay ka adkaato cudurka.

Nujuum arts ayaa kusoo laabatay Muqdisho markii ay muddo ku nooleyd magaalada Hargeisa, waxayna farshaxankeeda ku taageertaa nabadda, haweenka iyo arrimaha bulshada.

Image

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON