Monday, June 23, 2025

Galmudug oo Degaanadeeda ka joojisay Diyaaradaha sida Mas’uuliyiinta Dowladda Federalka. [Akhriso]

Maamulka Galmudug ee uu hoggaamiyo Axmed Ducaale Geelle Xaaf ee fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb ayaa soo saaray ku amray shirkadaha diyaaradaha inaysan degaanadeeda keeni karin mas’uuliyiin ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu amray shirkadaha diyaaradaha inaysan keeni karin cid ka socota dowlada federalka deegaanada maamulka Galmudug, iyadoo tallaabadan loo qaaday si loo fuliyo go’aan hore uu Maamulka Galmudug ugu hakiyey wadashaqeynta dowlada federaalka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON