Wednesday, June 25, 2025

Galmudug oo War-saxaafadeed kulul ka soo saartay dagaalada looga furay Gaalkacyo & Godinlabe

Maamulka Galmudug ayaa war-saxaafadeed ka soo saaray dagaalo qorsheysan oo uu sheegay inay ku soo qaadeen Isbaheysiga Puntland iyo kooxda Sufo.

Dagaalada oo ka socda degaanda Gaalkacyo, Godinlabe iyo Mira-cowleed ayay Galmudug sheegtay in ujeedkoodu yahay in lagu wiiqo nabadda isla markaana khalkhal la geliyo doorashada ka socda Galmudug.

AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

galmudug-warsaxaafadeedGoobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON