Wednesday, June 25, 2025

Galmudug oo waxba kama jiraan ku tilmaantay War uu baahiyay Jen. Galaal [Dhageyso]

Galmudug ayaa beenisay war uu maanta faafiyay Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ku saabsan waanwaan uu ka dhex waday maamullada Galmudug iyo Ahlu suna.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug Maxamuud Cismaan Masegawaa ayaa sheegay wararka uu faafiyay iyo hadallo aan habooneyn ee uu ka sheegay Galmudug ay yihiin kuwo aan jirin, wuxuuna sheegay Jeneraal Maxamed Nuur Galaal aanu wax damaanad ah ka heysan labada dhinac.Wuxuu sheegay in Jen. Galaal uu shaqsi ahaan ula kulmay madaxweynaha Galmudug, isla markaana aanay jirin cid uu wakiil ka yahay, weligiisna uu sheegi jiray sida uu u arko xal u helidda arrimaha Gobollada Dhexe.

 

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON