Monday, June 23, 2025

Ganacsade ka mida Maamulayaasha Xaafadda Daarusalaam oo Muqdisho lagu toogtay

Waar goor dhow laga helay Muqdisho ayaa sheegaya in halkaasi toogasho lagu dilay Ganacsade ka mida maamulayaasha  xaafadda casriga ah ee Daarusalaam.

Ganacsadahan ayaa magaciisa lagu sheegay Cismaan Axmed Tiireey, waxaana la sheegay in dabley hubeysan aya maqribki toogteen agagaarka Masjidka dabaqeynka ee suuqa xoolaha, degmada Huriwaa.

Cismaan wuxuu ka mid yahay maamulayaasha  Xaafadda casriga ah ee Daara-Salaam. Dilkan ayaa noqonaya mid si toos ah loola beegsaday qof shacab ah oo aan xiriir la lahayn dowlad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON