Monday, July 14, 2025

Ganacsade qeyb ka ahaa Maalgelinta Ololihii Doorashada Farmaajo oo laga dhigay Safiir [Akhriso]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ganacsade ka mid ahaa saaxiibadiisa ololaha doorashada u magacaabay safiir.

Ganacsadahan ayaa loo magacaabay Safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya u fadhin doona dalka Turkiga, waxaana lagu magacaabaa Jaamac C/llaahi Maxamed (Ceydiid).

Jaamac Ceydiid ayaa xaflad uu Muqdisho ugu qabtay qaar ka mida ganacsatada ugu sheegay xilka loo magacaabay, isla markaana macsalaameeyay, isagoo ka mida safiiro aan la shaacin oo madaxweyne Farmaajo magcaaabay.

Xilka lagu abaal mariyay Jaamac Ceydiid ayaa la sheegay inuu ahaa mid uu isagu codsaday, isagoo qeyb ka qaatay maalgelinta ololihii doorashada Farmaajo. Safiirka cusub  ayaa  lagu wadaa inuu dhowaan tago dalka Turkiga.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON