Monday, June 23, 2025

Ganacsade & Siyaasi caan ahaa oo lagu dilay Magaalada Baydhaba & 4 qof kale oo..

Wararka laga helayo Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in falal kala duwan oo allagu dilay 5 qof ay ka dhaceen duleedka Magaaladaasi, markii kooxo hubeysan ay weerar ku qaadeen.

Laba qof oo dhalinyaro ah ayaa ayaa ugu horeyn lagu dilay duleedka magaalada Baydhaba, kadibna waxaa la xaqiijiyey in weerar kale lagu dilay saddex ruux oo uu ka mid yahay Ganacsade iyo siyaasi hore oo caan ahaa Cali Aadan Marguus oo lagu dhex dila Beer weyn oo uu ku lahaa duleedka magaalada Baydhaba..

Wararka ayaa sheegaya in dilka  Cali Aadan Marguus uu yimid, iyadoo Muran ka taagnaa Dhul ku yaalla Duleedka Magaalada Baydhabo, welina ma jirto cid sheegatay dilkiisa. Dableyda dilka geysatay ayaa baxsatay, waxaana magaalada Baydhaba ka taagan xiisad ka dhalatay dadka lagu dilay duleedka magaaladaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON