Saturday, July 5, 2025

Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo helay Qalab suuragelinaya inuu Habeenkii shaqeeyo

Qalab suuragal ka dhigay inuu garoonka diyaaradaha Muqdisho uu shaqeeyo habeenkii ayaa maanta lagu wareejiyay dowladda Soomaaliya.

Qalabkan ayaa la sheegay inuu ka kooban ahay Nalalka  lagu xiro dhabaha ay diyaaradaha ka duulaan kuna soo degaan ee Adan Adde Airport oo la filayo in hadda kadib uu habeenkii shaqeeyo.

Muddo dheer ayaa la filayay in nalalkan lagu xiro garoonka diyaaradaha Muqdisho, taasoo aan suurgal noqon, waxaana garoonkii habeenkii adeegsan jiray diyaarado ay leeyihiin ciidamo Mareykan ah oo qarsoodi uga howlgala Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON